Sollentuna kvinnojour
Miyaad ku nooshahay noolol (guur ama saxiibtinimmo) cabsi kugu abuurtay?
Ma u baahan tahay qof aad la xaajooto? Aqoonsigaaga waa la qarin karaa.
Heeganka dumarka talayfoon 08-356069
E-mail: info@sollentunakvinnojour.se
Xafiiska ammuuraha bulshada talayfoon 08-57921233
Heeganka ammuuraha bulshada talayfoon 08-4444503
Saldhigga booliska talayfoon 08-4015000
HADDII XAALAD DEGDEG AH AY JIRTO – WAC 112